Meenu
Saladaada

a6s mipods/airpods/earbuds

a6s mipods/airpods/earbuds
a6s mipods/airpods/earbuds
a6s mipods/airpods/earbuds
a6s mipods/airpods/earbuds
a6s mipods/airpods/earbuds
a6s mipods/airpods/earbuds
a6s mipods/airpods/earbuds
a6s mipods/airpods/earbuds
a6s mipods/airpods/earbuds
Aad ayee u fudahay inaad hagto, si fudud ku daaro ama ku dami waxaad dhageysaneyso, wac qofkaa doonto adigoo gacan ula tagin intaad gaari wado ama howl heyso, shir ku jirto, jiimka joogto iwm. Waxaad ku xiri kartaa labo taleefan mar kaliya, waxa uu awood u leeyahay inuu barto dhamaan bluetooth-yada taleefanada nuuc kasto sida, tablets, notebooks, QQ music, movies iwm. Waxaa lagu xiri karaa taleefan kasta.

Specifications:
1. Nuuca Bluetooth: V5.0
 2. Fogaanta Bluetooth: 10m
 3. Waqtiga dabeyn: ku dhawaad 1-2 saac
 4. Waqtiga uu daarnaan karo: ku dhawaad 80 saac
 5.  Waqtiga dhageysi:  ku dhawaad 3 hours
 6. Waqtiga ku hadal: ku dhawaad 4 hours 
 7. Batariga dhegaha: Polymer Lithium Battery 45mAh
 8. Sanduuqa batariga : Polymer Lithium Battery 280mAh
 9. Nuuca cod gudbin: HFP/A2DP/HSP/AVRCP
 
Package Included:
1 x Mini A6S TWS Bluetooth Earphones (left and right ears)
1 x 280mAh Charging Box
1 x USB xariga
1 x Warqada isticmaal
 4 x Suufka dhegaha dheri ah
$15.00