Meenu
Saladaada

i7s tws

i7s tws
i7s tws
i7s tws
i7s tws
i7s tws
i7s tws
i7s tws
  • Ka wac qof, marka ay daaran yihiin dhagaha kuna xiran yihiin taleefanka ama Bluetooth shey ku shaqeeyo adigoo isticmaalaya call function.
  • Ka dhageyso muusig, waxaad awood uleedahay in ka dhageysato music adigoo pause dhihi kara adigoo taabanaya dhagta
  • Daminta, waxa aad riixeysa badhanka ilaa leerka cas uu ka shidmo, marka aadan dhageysaneyn wax music ah, marka damiso bluetooth-ka wuu is xiraaya,
  • Jaajareyn: waxey kuu sheegayan inee dab la'aan yihiin markaa dabey, leerka cas inta uu dabka ku socdo waa uu daarnaanaya, markey buuxsamaan baluuug ayee isku badalayan.
  • Luuqada: Leerka cas iyo baluugo oo bood boodaya si wada jira, ku dhagnaaw canbaar badhanka marka aad maqasho codka English/Chinese, waadku guuleysatay inaad badasho.

Sharaxaad dheeri:

  • Style: Dhagaha
  • Qaabka wada xiriir: Bluetooth
  • Nuuca bluetooth: V5.0 + EDR
  • Awooda batari: 65MAH/950NAH
  • Biyo magalayaan: Maya (Fadlan waxa laga hadlaya biya roobka, hala galin bad, webi, bali iwm)
  • Waqtiga dabeyn: 4 saac

Dhagahan waxa ay ku shaqeynayaan taleefanada, video games, dhalooyinka, ipods, live video streaming, sports iwm

$9.00