Meenu
Saladaada

i11 ws airpods

i11 ws airpods
i11 ws airpods
Kacsan
i11 ws airpods
i11 ws airpods
i11 ws airpods

i11 ws airpods waa dhago ku shaqeeya si bluetooth ah, waxa aad u isticmaali kartaa andriod iyo IOS mobiles, waxa uu batarigooda ku heyn karaa in mudo 24 saac gudahood ah, waxaadna ku hadli kartaa 3 saacadood oo xiriira ama ku dhageysan kartaa music in ku dhaw 2.5 saac. Heerkooda biyo dhowr waa IPX5.

Headphones:

  • Shirkada: HBQ
  • Model: i11
  • isku xirka: Bluetooth 5.0
  • Nuuca Bluetooth: A2DP/AVRCP
  • Fogaanta isku gudbin: ilaa 10 meters
  • Batariga dhegta: 45mAh
  • Awoda jaajar ee boorsada: 400mAh
  • Dabeynta : ilaa 3 saac
  • Waqtiga dabeynta: ilaa 70 minutes
  • Voltage-ka jaajarka: 5V
  • Frequency response: 20Hz 20000
  • Dareenka Microphone: -42dB
  • Waxey la shaqeyn karaan Siri iyo Google Assistant

Box-ka waxa ku jiro:

  • 1 x HBQ I11 TWS Bluetooth 5.0 Lightning - In-Ear Headphones
  • 1 x Sanduuqa jaajar
  • 1 x USB Xarig
  • 1 x Warqada isticmaal
$8.00