Meenu
Saladaada

Jikada & Cunnooyinka

dessini electric pressure cooker
Cusub
• DESSINI 101N1 1000W Electric Pressure Cooker - 6L - Waa digital pressure cooker - Waxuu qaada 6 litir ood qoyskaaga dhan aad ku quudin karto. - Mar keliya kuwada shub raashinka digsigaan adigo waxba gacmaha iska wasaqeynin - Waqti hore karso raashikaaga oo asagoo sidiisa u kulul hadhow uugu imaaw ..
$45.00
hoffmans breakest maker
Cusub
Quraac sameyaha Hoffmans Mug qaad: 12L Awooda dab: 1250  ..
$45.00
silver crest blender
Cusub
FAAH FAAHIN: Mug qaad: 2.0 litir Waxee leedahay matoor aad u xoog badan oo ay ku bur burin karto wax walbo sida barafka, galeyda, digirta, kafeyga, dhalada. Waxee leedahay awood gaareysa 26, 000 - 45, 000 rpm. Sidoo kale waxee leedahay qaboojiye xoog badan iyo 8 sakiin wareegta...
$45.00
silver crest electric crepe maker
Cusub
Malawax sameeye Awooda dabka: 2400W - Cajiinka kuma dhag dhagayo - Waxuu leeyahay daaro damiye leer leh - Balacisa waa 20cm  ..
$20.00
Bomino waa mashiin aad u wanaagsan kaaso kuu diyaarinayo cabitaan wanaagsan. Adiga iyo qoyskaaga kuwada raaxeysta cabitaanka aad Bomino diyaarsataan.  ..
$16.00
Tusaya 1 ilaa 6 kamida 31 (6 bog)