Meenu
Saladaada

Agabka Kumbuyuutarada

jbl tune s 500
Cusub
-dhego buluututh ah -tayo maqalka wuu sareeyaa -waxyeelo maleh..
$15.00
single handed keyboard gk103
Cusub
Single handed keyboard waa keyboard gamer loogu tala galay in uu haqab tiro baahida gamerska barofeshinalka ah. Faa'iidada uu leeyahay waa in mar hore badhamada laguugu cadeeye dhaq dhaqaaq yada iyo waxa ay qabanayaan, haddaad asaga ku hubeysan tahay wax kaa hor tagan guul dag daga maba jirto...
$15.00
wireless headset xy 208
Cusub
- Dhagaha XY 208 ayaa kaa caawin doono in aad si kal iyo laab aah aad ugu raaxeysato waxa aad dhageysaneyo. - Dareen oo ku raaxeyso studio dhameystiran, adigoo dareemayo sikin walbo ood dhageysato..
$10.00
Boya by mm1
-17 %
 BY-MM1 waa microphone aad u fudud, cod dheer sameeya oo loogu tala galay in soo saaro cod tayo sare leh ee fimada cameradaha lagu sameeyo. Waxa loo isticmaali karaa taleefanada, cod duubayaasha sida comcorders, computerada, iyo 3.5mm TRS ilaa TRRS afka ah ee moobilada, tablets-ka, iyo Ma..
$25.00 $30.00
Tusaya 1 ilaa 6 kamida 28 (5 bog)