Meenu
Saladaada

Kumbuyuutarada

single handed keyboard gk103
Cusub
Single handed keyboard waa keyboard gamer loogu tala galay in uu haqab tiro baahida gamerska barofeshinalka ah. Faa'iidada uu leeyahay waa in mar hore badhamada laguugu cadeeye dhaq dhaqaaq yada iyo waxa ay qabanayaan, haddaad asaga ku hubeysan tahay wax kaa hor tagan guul dag daga maba jirto...
$15.00
U isticmaal siyo kala duwan: Waa mid leysku laab laabi kar, loona isticmaali karo marxalado kala duwan. Waxaa loo isticmaali karaa 17" laptops iyo waxii ka yar, miis kaan waxa uu ku haboon yahay aqris, shaqo, ama inaad ku nasato sariirtada ama fadhigaaga. Waxaa kaloo u istmaali kartaa miis j..
$25.00
Waa sameecad wireless ah  taas oo kaa  caawineyso dhankasto aadna ku xiran karto moobilkaaga  ama waxa aa rabtid oo dhan. Isticmaalka koronto waa: 5WXiliga ay shaqaynayso waa: 2 sacadood ilaa 4 sacood toos ah. Batarigeeeda qaadkiisu waa: 1200mah Intee ku buuxsameyso:  4 ilaa 5..
$15.00
Nalka Laptop-yada iyo powerbank-yada
-33 %
*Condition: 100% New High Quality *Material: LED *Size: USB *Conversion: 1 inch = 25.4mm or 1mm = 0.0393 inch *Color: as the pictures *Weight: 30g *Quantity: 1PC *Part No.: M39643..
$2.00 $3.00
Tusaya 1 ilaa 6 kamida 6 (1 bog)