Meenu
Saladaada

Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah

Ilaalinta arimahaaga khaaska ah muhiim ayee inoo tahay. Waa qaanuunka Ifrikia in ay dhoorto xogta arrimahaga khaaska ah ee laga yaabo inaan ka aruurino website-kanaga, http://ifrikia.com iyo kuwa kale aanu leenahay ama aan ka shaqeyno.

Waxaanu xogtaada khaaska ah kuweydiineyna marka aynu u baahanahay oo kaliya si aan kuugu adeegno adiga. Waxeynu ku qaadeyna si sharci ah misna cad, adigoo ka warqaba misna ogol. Sidoo kale waxaan ku ogeysineyna sababta aynu u qaadeyno iyo sida loo isticmaali doono.

Xogta aan aruurinay waxa aan heyneena ilaa iyo inta muhiim ay tahay si aaynu kuugu adeegno dalabkaaga. Xogta aynu keedino, anagoo raaceyno qaynuunka la ogolyahe ganacsi waxa aynu ka ilaalineyna xatooyo, iyo waliba; isticmaalan la idmin, bandhig, minguurin iyo in wax laga badalo.

Lama wadaagno cidna ama qollo sadaxaad xog lagu farmuuqayo qof gaar ah, marka laga reebo baahidda hayadaha sharciga.

Website-keena waxaa la arkaa inuu ku xiriirsan yahay kuwo kaloo aan anaga ka shaqeyn. Fadlan waxaad ogaata in aan wax masuuliyada ku laheyn xogta iyo ficillada website-yadda, mana aqbaleyno masuuliyadda khanuunka arrimaha khaaska ah oo ay leeyihiin.

Waxaad xor u tahay inaad diido ama aad dalbato xogtaada khaaska ah, adigoo og inee macquul tahay inaan fulin kari weyno dalabaadkaga.

Sii isticmaalkaaga website-keena waxa ay ka dhigantahay inaad aqbashay ficiladeena ku aadan xogtaada  iyo arrimaha khaaska ah. Haddii aad wax su''aalla aad ka qabto sida aan u ula macaamilno xogta aan qabano. Fadlan ha u deymo la'aan ee inala soo xiriirto.