Meenu
Saladaada

Tws t11 earbuds|minipods

Tws t11 earbuds|minipods
Tws t11 earbuds|minipods
Tws t11 earbuds|minipods
Tws t11 earbuds|minipods
-10 %
Tws t11 earbuds|minipods
Tws t11 earbuds|minipods
Tws t11 earbuds|minipods
Tws t11 earbuds|minipods
Tws t11 earbuds|minipods

Waxuu leeyahay:

1. Bluetooth 5.0 oo xawaare sare leh.
2. Waxuu si dhaqsi ah ugu xirmaya taleefanka, marka labaad waa automatic.
3. Waa kuwo fudud, si fudud aad u xiran karto, si fududna kuma dhacaayan.
4. Ku raaxeyso inkabadan 3.5-4 saac oo shaqo ah halkii mar aad dabeyso, waxaad sidoo kale dabeyn kartaa 5-6 mar halki mar aad borsada u dabeyso.
5. waxaa loo isticmaali karaa siyaabo kala duwan, waxaa xiran karo dhag kasta, kaga maaran xarin iyo waxii lamida. 6. Waxee sidoo kale lashaqeyn karaan qalabka leh bluetooth 4.0 iyo waxii ka weyn.
7. Dhididka waxba kama dhibaayo, waxee leedahay sweat-resistant.

Faah faahin dheeriya
Bluetooth model: TWS-T11
Bluetooth version: T5.0
Music time: 4-5 saac
Working voltage: 3.15-4.2V
Fooganta Bluetooth: 10 meters
Waqtiga ku hadal: 5 saac
Headphone battery : 45mAh
Boorsada batariga wadato: 1800mAh with protection ic
Waqtiga jaajareyn dhagaha: ≤1 saac
Culeyska dhagaha: 75g (net weight)

Kartoonka waxa kujira:
1 Pair of Bluetooth Earphones
1 x USB Charging Cable
1 x Charging Case

$13.50
$15.00