Meenu
Saladaada

Aaladaha Cod & Muuqaal

10 ring fill lamp xd 260
Cusub
Waa leer aad u weyn cabirkiisuna yahay 10 inji, waxaad u isticmaali kartaa in aad ku marsato makeup kaaga ama aad ku sameysato fidiyoow inftiin wanaagsan leh. Ku baahi beel leyrkan oo habeen iyo maalinba ka dhigo isku mid markaad tiktok u diyaarineyso fidiyow...
$16.00
18 ring fill lamp cxb 460
Cusub
Waa leer aad u weyn cabirkiisuna yahay 18 inji, waxaad u isticmaali kartaa in aad ku marsato makeup kaaga ama aad ku sameysato fidiyoow inftiin wanaagsan leh. Ku baahi beel leyrkan oo habeen iyo maalinba ka dhigo isku mid markaad tiktok u diyaarineyso fidiyow...
$33.00
curved phone hd screen amplifier
Cusub
- Kula raaxeyso qoyskaaga kartoonka aad jeceshahay ama filimaanta aad ugu jeceshahay. - Waa shashad weyneyso qaloocan sidii TV-yada casriga, u daawo muuqaalkaaga sidii HD oo kale.  ..
$12.00
jbl tune s 500
Cusub
-dhego buluututh ah -tayo maqalka wuu sareeyaa -waxyeelo maleh..
$15.00
led music light xy-730
Cusub
- Led music light waa leer kalaro badan leh - waxaa uu sidoo kale leeyahay sameecad bluetooth ah - ku badalo remote dhowr kalar uu leeyahay..
$15.00
vlogging kit m1-02 video recordingmaking tool with fill light tripod
Cusub
Agabka Vlogging-ka ayaa kaa caawinaya in aad sameyso video wanaagsan ama aad iska qaado sawiro aad u qurux badan, waxuu sidoo kale kaa caawinaya marka aad filim duubeyso in aad si xur ah u soc socoto adigoo helay leer kugu filan. Waxa uu sidoo kale kaa caawinaya in aad hesho cod wanaagsan ...
$25.00
Tusaya 1 ilaa 6 kamida 9 (2 bog)