Meenu
Saladaada

smart watch t500

smart watch t500
smart watch t500
smart watch t500
smart watch t500
smart watch t500
smart watch t500
smart watch t500
smart watch t500
smart watch t500

Faah faahin:

Cabirka shaashada: 1.54 HD IPS, 240*240 2.5D

Battery: Lithium, waxuu ku heyn karaa 1-2 maalin.

Systemka: waxuu ku shaqeyn karaa Android 5.0+ iyo IOS 9.0 iyo waxii ka weyn.

Boxka waxaa ku jiro 1 saacad, 1 jaajar, iyo warqada isticmaalka.

Isticmaalka:

Waxaad u istimaali karta in ku qabato taleefanka, ka wacdo qof, ku cabirto garaca wadnahaaga, orodka, socodka, hadaa baasakiil wado, jimicsiga iyo lasocoshada caafimaadka.

sidoo kale waxaad awood u leedahay in aad lasocoto ogeysiisyada ka yimaada WhatsApp, Facebook, Skype, Email, Gmail, iyo waxii lamida.

$25.00