Meenu
Saladaada

Qalabka Desktopyada

single handed keyboard gk103
Cusub
Single handed keyboard waa keyboard gamer loogu tala galay in uu haqab tiro baahida gamerska barofeshinalka ah. Faa'iidada uu leeyahay waa in mar hore badhamada laguugu cadeeye dhaq dhaqaaq yada iyo waxa ay qabanayaan, haddaad asaga ku hubeysan tahay wax kaa hor tagan guul dag daga maba jirto...
$15.00
Boya BY-M3 waa digital USB nuucisu yahay Type C microphone, waxaa si qaasa loogu tala galay dadka wata Android mobiles iyo nuucyada kale ee qaabila Type-C connectors. Sida iPad Pro, Mac PCs. waxa uu leeyahay 16 bit/48KHz resolution, waxa uuna aad ugu haboon yahay tabinta tiktok, Youtube, Faceb..
$14.00
Data cable 3 in 1 waa xarig jaajar C530 waana xarig dheer...
$2.00
Waa sameecad wireless ah  taas oo kaa  caawineyso dhankasto aadna ku xiran karto moobilkaaga  ama waxa aa rabtid oo dhan. Isticmaalka koronto waa: 5WXiliga ay shaqaynayso waa: 2 sacadood ilaa 4 sacood toos ah. Batarigeeeda qaadkiisu waa: 1200mah Intee ku buuxsameyso:  4 ilaa 5..
$15.00
Tusaya 1 ilaa 6 kamida 9 (2 bog)