Meenu
Saladaada

Caafimaadka & Quruxda

Eye serum waxay sifeysaa galka indhaha  aydoo ka ilaalineyso dhalxanta ama wasaqda indhah  waxayna siyaadisaa aragtida indhaha.Waxay leedahay vatamin C. Waxay kaloo indhaha ka caawisaa bu'da ama madoowga inuusan wax cadaad ah soo galin.FAA IIDADA EYE SERUM . 1: Waxay mid s..
$6.00
Dr Rashel  Vitamin C Face Serum waa kareen wax ku oog ah, waxa uu kaa wajiga ka baabi'inaya mad madowga, kalar badalka, waxuu sidoo kale ka dhigaya mid saafiya asagoo ka baabi'inaya laab laabka da'du keento. Waxaa ku jirto concentrated vegan hyaluronic saafi ah taaso u..
$6.00
Dr Rashel  Vitamin C Face Serum waa kareen wax ku oog ah, waxa uu kaa wajiga ka baabi'inaya mad madowga, kalar badalka, waxuu sidoo kale ka dhigaya mid saafiya asagoo ka baabi'inaya laab laabka da'du keento. Waxaa ku jirto concentrated vegan hyaluronic saafi ah taaso unug ya..
$6.00
Faahfaahin Waa kareen culus ride xoog badan, baruur ride loogu tala galay rag iyo dumarba, waxaa uu baruurta ka dilaya dhexda, miskaha/simaha, lugaha iyo meelaha kaleba.   Waxaa uu sidoo kale caawiya adkeynta murqaha, waxa uu sare u qaadaya metabolism, asagoo adkeynaya murqaha. Waa m..
$8.00
1. Qaabka uu u shaqeeyo; waxuu leeyahay memory, 2 daqiiqo iyo 30 sekin joojin, marsho badal, marshada koowaad, labaad, sadaxaad, afaraad, shanaad. Si aad u damiso 3 sekin ku dhagnaaw badhanka daarida iyo daminta. 2. Nuuca jaajareyn waa USB model, waxaad iscmaali karataa 1-2 maaalintii, labo d..
$20.00
Enzyme moisturizing / jir qurxis iyo qoyaan
-20 %
Enzyme waa dawo soo celineysa dhalaalka maqaarka, kana hortageysa miinta. Sidoo kale waa dawo loo isticmaalo siyaabo kala duwan sida baabi'inta mad madowga jirka, ka hortaga maqaar qalalka iyo ka hortaga miinta intaa waxaa u dheer in ay ka hortageyso dhibaatada qoraxda ee u keento jirka...
$8.00 $10.00
Tusaya 43 ilaa 48 kamida 104 (18 bog)