Meenu
Saladaada

Dr rashel Vitamin c Face Serum

Dr rashel Vitamin c Face Serum
Dr rashel Vitamin c Face Serum

Dr Rashel  Vitamin C Face Serum waa kareen wax ku oog ah, waxa uu kaa wajiga ka baabi'inaya mad madowga, kalar badalka, waxuu sidoo kale ka dhigaya mid saafiya asagoo ka baabi'inaya laab laabka da'du keento. Waxaa ku jirto concentrated vegan hyaluronic saafi ah taaso unug yada maqaarka difaaceysa ayadoo nuurkoda soo celineyso.

Waxuu jirku ka dhigaya mid dhalaalaya, leh muuq dhalin yaronimo asago oo ay ku jirto antioxidants adag oo la dagaalameysa dhaawaca falaaraha qoraxdu ay u geystaan wajiga.

 

$6.00