Meenu
Saladaada

Dr rashel Vitamin c facial cleanser

Dr rashel Vitamin c facial cleanser
Dr rashel Vitamin c facial cleanser

Dr Rashel  Vitamin C Face Serum waa kareen wax ku oog ah, waxa uu kaa wajiga ka baabi'inaya mad madowga, kalar badalka, waxuu sidoo kale ka dhigaya mid saafiya asagoo ka baabi'inaya laab laabka da'du keento. Waxaa ku jirto concentrated vegan hyaluronic saafi ah taaso unug yada maqaarka difaaceysa ayadoo nuurkoda soo celineyso.

Waxaa sidoo kale ku jiro collagen ingredients kuwaaso dhalaalinaya misna liisha ka dhigaya jirka si uu u dhalaalo uguna ekaado dhalin yaro kale ayadoo oo ay ku jirto antioxidants adag oo la dagaalameysa dhaawaca falaaraha qoraxdu ay u geystaan wajiga.

$6.00