Meenu
Saladaada

Caafimaadka & Quruxda

cellulite waist | Dhex yareeye
-25 %
Waxaa loogu tala galay in lagu yareeyo dhexda oo looga dhigo mid qoran, waxaa laga sameyay xariir aad loogu dadaalay. Cabirada: S-M 58~70 cm                M-L 69~85 cm..
$7.50 $10.00
 Makiinad leh sadax sakiin oo mar kaliya wada shaqeynaya, waxaad ku isticmaali karta qoyaan iyo qaleylba, waad dhaqi kartaa. Waxey leedahay 3 sakiin oo tinta sifiican u jaraya, waa mid dabeysan kartaa. Jaajarkeedu waxuu ku buuxsama 5 hours, dabka ay qaadatana waa 220V...
$8.00
Lunch Box (Sanduqa Qadada) waxa uu aad uugu fiican yahay dadka shaqeeya, ardayda, waxa aad ku kululeysan kartaa iskuulka, xafiiskaaga. Cabirkiisa waa mid meel dhaxaada, boos badan kaama qaadaneyso, waxa ayna qaada qado kufilan hal qof. Isticmaalkedu waa mid fudud, biyo kushub qeybteda hoose, ..
$20.00
Massage gun waa qalab aalad loogu tala galay inaa ku masaajeysato korka oo dhan.Wuxuu kaa cawinaya massage gun murqa xanuunka iyo qofka dhiiga uu kala xirmo.Wuxuu kaloo u roonyahay dhabar xanuunka wuxuuna ka qayb qata wareega dhiiga inuu si toos ahnu shaqeeyo.Malaha wax qaylo ah oo wayn ama ku..
$18.00
Tusaya 31 ilaa 36 kamida 104 (18 bog)