Meenu
Saladaada

Eight pack cream

Eight pack cream
Eight pack cream
Eight pack cream
Eight pack cream
Eight pack cream
Eight pack cream
Eight pack cream

Faahfaahin
Waa kareen culus ride xoog badan, baruur ride loogu tala galay rag iyo dumarba, waxaa uu baruurta ka dilaya dhexda, miskaha/simaha, lugaha iyo meelaha kaleba.
 
Waxaa uu sidoo kale caawiya adkeynta murqaha, waxa uu sare u qaadaya metabolism, asagoo adkeynaya murqaha. Waa mid dag dagsiimo caafimad leh cayilka ku yareynayo, mid amaana oon laheyn dib ugucasho caafimad.
Saamaynta Yareyn baruur, adkeyn murqo.
Ufiican raga iyo dumarka jirka dhisanaya, kuwa is caateynaya
Isticmaalka Isticmaal maalinki hal mar, kadib marka aad qubeysato marso caloosha iyo dhexda, ku daliig dhexda iyo caloosha kor iyo hoos ilaa mudo 10~20 daqiiqa, iska dhaq nusaac kadib.
Digniin

Dawadan waxaa la arkaa in ay elerji ku kiciso jirka tiro dad aad u yar, haddii ay ku dhibeyso fadlan sida ugu dhaqsiyaha badan u jooji; lama marin karo nabar furan lamana cuni karo, sidoo kale lama marin karo jirka maqaarkisa nugul yahay. Fadlan inta aadan isticmaalin kahor hubi maqaarkaga, haddii barar elerji gad gaduudan kaaso baxo kadib isticmaalkaga, fadlan sida ugu dhaqsiyaha badan ku jooji.

Marka la furo dawadan waxa ay joogi kartaa ilaa sadax sanno, fadlan ku isticmaal mudo 6 bilood gudaheeda.

$8.00