Kacsan
i11 ws airpods
i11 ws airpods waa dhago ku shaqeeya si bluetooth ah, waxa aad u isticmaali kartaa andriod iyo IOS mobiles, waxa uu batarigooda ku heyn karaa in mudo 24 saac gudahood ah, waxaadna ku hadli kartaa 3 saacadood oo xiriira ama ku dhageysan kartaa music in ku dhaw 2.5 saac. Heerkooda biyo dhowr waa IPX5.
Headphones:
- Shirkada: HBQ
- Model: i11
- isku xirka: Bluetooth 5.0
- Nuuca Bluetooth: A2DP/AVRCP
- Fogaanta isku gudbin: ilaa 10 meters
- Batariga dhegta: 45mAh
- Awoda jaajar ee boorsada: 400mAh
- Dabeynta : ilaa 3 saac
- Waqtiga dabeynta: ilaa 70 minutes
- Voltage-ka jaajarka: 5V
- Frequency response: 20Hz 20000
- Dareenka Microphone: -42dB
- Waxey la shaqeyn karaan Siri iyo Google Assistant
Box-ka waxa ku jiro:
- 1 x HBQ I11 TWS Bluetooth 5.0 Lightning - In-Ear Headphones
- 1 x Sanduuqa jaajar
- 1 x USB Xarig
- 1 x Warqada isticmaal
$8.00
Tags:
airbods
, airbuds
, earbuds
, earbods
, earphones
, headsets
, headset
, big earphones
, tws
, dhago
, dhagaha apple
, apple
, eerfoons
, xariga dhagaha
, i7s tws
, i7s
, i9s
, i9s tws
, dhago casriya
, casriya
, fudud
, dhago yar yar
, yar yar
, a6s
, mipods
, a6s mipods
, i11 airpods
, tws i11
,