Meenu
Saladaada

Deep tissue massage gun 97091

Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091
Deep tissue massage gun 97091

Massage gun waa qalab aalad loogu tala galay inaa ku masaajeysato korka oo dhan.

Wuxuu kaa cawinaya massage gun murqa xanuunka iyo qofka dhiiga uu kala xirmo.

Wuxuu kaloo u roonyahay dhabar xanuunka wuxuuna ka qayb qata wareega dhiiga inuu si toos ahnu shaqeeyo.

Malaha wax qaylo ah oo wayn ama ku dhibeysa adi waana mid heersare ah.

Wuxuu leeyahay batari adag kaas oo aanan kaa dhacaynin mudo gaareysa  5 sacadood oo toos ah marka aad buuxiso kadib.

          Shaqadiisa

  • Wuxuu kuu badalayamassage head waan mid xawaaro sare leh
  • Qaylo aad u hooseyso oo aadan dhibsaneynin dhagahane u darneyn.
  • Waqti ugu yar ee uu shaqeyn karo waa 4-5 sacadood markaa buuxisid kadib.
  • Noociisa waa 97091
  • Kalar kiisu waa madow
  • Culeyska uu leeyahay waa 3lb.
$18.00