Meenu
Saladaada

cooking lunch box

cooking lunch box
cooking lunch box
  • Lunch Box (Sanduqa Qadada) waxa uu aad uugu fiican yahay dadka shaqeeya, ardayda, waxa aad ku kululeysan kartaa iskuulka, xafiiskaaga.
  • Cabirkiisa waa mid meel dhaxaada, boos badan kaama qaadaneyso, waxa ayna qaada qado kufilan hal qof.
  • Isticmaalkedu waa mid fudud, biyo kushub qeybteda hoose, raashinkana kor ku xir, hubi in kor iyo dhinacyaduna xiran yihiin kadibna u taabo badhanka.
  • Nadiifinteda waa mid fudud sidoo kale, saliida ku dhageyso oo waxee kasameysan tahay stainless steel, marka biyo unbaad iska raacineysa.

Faah faahin dheeriya:

  • Ku shub 300ml oo biyo ah qeybta hoose, hadii kale mashaqeyneeso!!
  • Marka aad badhanka taabato leerarka qeybta hore waxa ay ku tusinayaan in ay daaran tahay.
  • Marka biyaha ay hoos ka dhamaadan, si automatic ah ayee isku damineysa leerarkana waxa ay kuu sheegayan in raashinku diyaar yahay.
$20.00