Meenu
Saladaada

Elektoroonikis

silver crest blender
Cusub
FAAH FAAHIN: Mug qaad: 2.0 litir Waxee leedahay matoor aad u xoog badan oo ay ku bur burin karto wax walbo sida barafka, galeyda, digirta, kafeyga, dhalada. Waxee leedahay awood gaareysa 26, 000 - 45, 000 rpm. Sidoo kale waxee leedahay qaboojiye xoog badan iyo 8 sakiin wareegta...
$45.00
silver crest electric crepe maker
Cusub
Malawax sameeye Awooda dabka: 2400W - Cajiinka kuma dhag dhagayo - Waxuu leeyahay daaro damiye leer leh - Balacisa waa 20cm  ..
$20.00
single handed keyboard gk103
Cusub
Single handed keyboard waa keyboard gamer loogu tala galay in uu haqab tiro baahida gamerska barofeshinalka ah. Faa'iidada uu leeyahay waa in mar hore badhamada laguugu cadeeye dhaq dhaqaaq yada iyo waxa ay qabanayaan, haddaad asaga ku hubeysan tahay wax kaa hor tagan guul dag daga maba jirto...
$15.00
vlogging kit m1-02 video recordingmaking tool with fill light tripod
Cusub
Agabka Vlogging-ka ayaa kaa caawinaya in aad sameyso video wanaagsan ama aad iska qaado sawiro aad u qurux badan, waxuu sidoo kale kaa caawinaya marka aad filim duubeyso in aad si xur ah u soc socoto adigoo helay leer kugu filan. Waxa uu sidoo kale kaa caawinaya in aad hesho cod wanaagsan ...
$25.00
wireless headset xy 208
Cusub
- Dhagaha XY 208 ayaa kaa caawin doono in aad si kal iyo laab aah aad ugu raaxeysato waxa aad dhageysaneyo. - Dareen oo ku raaxeyso studio dhameystiran, adigoo dareemayo sikin walbo ood dhageysato..
$10.00
Tusaya 19 ilaa 24 kamida 87 (15 bog)