Meenu
Saladaada

Elektoroonikis

Casio fx-991ms
-21 %
Casio fx-991ms waa kalkuleetar caalamiya, waana saaxib qaaliya waxa uu kaa caawinaya in aad ka shaqeyso xisaabo kala duwan sida jajabka (fractions), decimals, vectors, quadratic equations, statistics, variations, linear equations, iwm. Waxa uu sidoo kale leeyahay memory oo hadii si kama xisaab..
$11.00 $14.00
Waa sameecad tayo sare leho ku wanaagsan guryaha, iskuulada, xafiisyada iwm..
$11.00
Dhamaan filimada, shoowyada, live tv, youtube iyo waliba sawirada adigoo ku daawnaya TV-gaaga adigoo isticmaalaya agabka kuu yaalo guriga. Ka daawo waxii taleefankaaga ku jiro TV-ga sifudud; gali Chromecast godka HDMI ee dhaladaada adigoo markaaba awood u yeelanaya in aad ka daawa..
$25.00
Double waffle maker waxa uu kuu sameynaaya labo muufo waaweyn si fudud waliba. Ku shub cajiinkaaga kuna xir, inta dhiman asaga aya dhameystiraayo! Waffle maker waxa uu awood kuu siinaya in aad marna kor dhiso heer kulka marna aad hoos u dhigto adiguu ku dubaaya waxa aad rabto dab ku filan. W..
$35.00
 1. Electric lunch box waxaad ku isticmaali kartaa gaarigaaga gudahiisa ku xariiri xagara gaarigaaga kaliya.2. Waxa uu kuugu kululaanaya si dhaqsi ah, uma baahnid inaad sugto Microwaves, ama aad leen u gasho, ku xariiri xarig 110V ah kaliya daqiiqado gudaheedna ku raaxeyso raashinkaaga.3...
$12.00
Waa wireless keyboad kaas oo anan biyaha galaynin oo aad u adkeysi badan waana nuci ugu danbeyayakaas oo anan gacmaha kaa qabaneynin aadne ku raaxay saneyso wax qoritankaiisa aadne aad ula riyaaqi doonoto oo aad jeclantoodohadaba hada uga ciilbax wax qorid la anta keyboad kaan adoo adegsanaya..
$7.00
Tusaya 37 ilaa 42 kamida 87 (15 bog)