Meenu
Saladaada

Zip sox - sig sigaan/iskaarsho dhaadheer

- Waa iskaalsho ama sigsaamo kuwaas oo kaa caawinayaa caga dhididka waxayna leeyihiin zip/jiinyeer loogu tala galay waana sig-saamo dhaadheer  gaaaraya ilaa jilbaha.

 - Waxaana loogu tala galay dadka  raba ina aan la arkin lugohoohada.

- Waxay kaloo fududeeyan wareega dhiiga.

- Waa sigsaamo laastigiyo kale ah ama ku dhagan jirka.

- Waa kuwo jilicsan aanan adkayn.

- Aadne muraqaha kaagama qabanayaan balse waa ay kaa cawiyaan muraqaha lugaha.

- Waadna ku safri karta oo wax ciriiri ah kuma dareemeysid.

- Waadna qaadan karta malin kasto adoo u qaadanaya kabaha rabtid sida kabaah buudka ah, iyo kuwa furanbo.

$5.00