Meenu
Saladaada

VGR V-183

VGR V-183
VGR V-183
VGR V-183
VGR V-183
VGR V-183
VGR V-183
VGR V-183
1. Sakiin tayo saro leh oo stiil laga sameeye, aad u afbadan, ma dhamaato si sahlan, waxaa la isticmaali kara waqti badan.
2. Maar nadiif ah ayaa laga sameeye matoorkeda, 10W awood badan isticmaaal tayo saro leh.
3. Lithium battery awood saro leh, ciyoow ayuu buuxsamaya, waxa uu leeyahay labo god dabeyn.
 
 
 
Magaca: VGR Hair Clipper
Shirkada: VGR
Model-ka: V-183
Culeyska Guud: 129g
Cabirka: 16.5 * 4* 4cm
Waqtiga jaajareyn: 2 saacadood isticmaal ah 120 daqiiqo
Awooda dab: 100V-240V
Dabka: 10 watts.
Qaabka dab qaadasho: USB
Habka nadiifin: afka mindida waa la dhaqi karaa
Nuuca sakiinta: stainless steel
 
Kartonka waxaa ku jiro:
 
1 x maqaska timaha
1 x USB jaajar ah
4 x sanlo timo xiir (3mm / 6mm / 9mm / 12mm),

1 x buraash nafiidin
$10.00