Meenu
Saladaada

Tecno t372

Tecno t372
Tecno t372
Tecno t372
Tecno t372
Tecno t372

Tecno T351 waa mobile cusub oo ay soo saartay shirkad Tecno Waa mid aad u fudud meel kasta u qadan karto. talefankan waxuu leeyahay 4MB RAM iyo 4MB ROM. Waxa uu leeyahay batari fiican qaadkiisuna yahay 1900mah intaasna waxaa u dheer sameecad aad u qeylo dheer.

Faah faahin dheeriya

  • Habka isgaarsiin: GSM
  • Systemka uu ku shaqeyo: Mos
  • Nuuc maskaxdiisa: MT6261D
  • Nuuca antena: GSM 900/1800mhz
  • Cabirka dhinacyada: 117 * 50* 13.3mm
  • Shaashada: 1.77"" QVGA
  • Heerka muqaal aragti: 128 * 160
  • Kamarada: 0.08 Back camera
  • Memory-ga: 4MB ROM +4MB RAM
  • Awooda iskuxirka: Bt, fm
  • Batariga: 1900mah (typ)
  • talefankan waxuu leeyahay 4MB RAM iyo 4MB ROM. Waxa uu leeyahay batari fiican qaadkiisuna yahay 1900mah intaasna waxaa u dheer sameecad aad u qeylo dheer.

 

 

$20.00