Meenu
Saladaada

Sunsilk OIl

Sunsilk OIl
Sunsilk OIl

Waa saliid taas oo tinta kaaga ilaalineyso jajabka, iyo googo'a. Waxay tintakaaga dhigeysaa mid aad u qurux badan. Aadne ukala shaleen karto hadba dhanka aa rabtid. Sunsilk waa saliid dabiici ah taas tinta kaaga  dhigeyso mid aad u madaw  oo jilicsan quruxna badan. Kaga ciil bax sunsilk tima googo'a iyo tima adeega maantaba.

Mug qaadku waa: 250ml

$4.00