sumsung A21s
Wax yaabaha kale uu Sumsung A21 leeyahay waxaa ka midaa 5,000mAh batari iyo jaajar 15W ah iyo xarig USB Type-C ah. Waxuu ku yimaada sadax kalar oo kala ah baluug, madoow iyo cadaan, intaa waxaa u dheer in uu leeyahay kor subkan kamarad tayo saro leh iyo inuu ku siinayo sawiro aad u qurux badan. Hadii aan mug qaadkiisa ka hadalno waxaa uu leeyahay memory 64GB ah iyo RAM 4GB ah.
- Shaashada: Shaashadiisa 6.5" (inches)
- SIM: Dual Nano SIM
- Memory-ga: 4GB RAM, 64GB ROM
- CPU: Octa Core 4X2.0 GHz
- Systemka uu ku shaqeyo: Android 10
- Kamarada: Quad 48MP + 8MP + 2MP + 2MP
- Kamarada: 13MP Selfie
- Fingerprint : Haa
- Bluetooth Haa
- GPS : Haa
- WLAN : Wi-Fi 802.11- a/b/g/n/ac dual band Wi-Fi Direct, hotspot
- Batariga: mid aan la bixin karin oo Li-Po 5,000mAh battery ah
$170.00
Tags:
smartphone
, mobile
, tecno
, infinix
, sumsung
, samsuung
, mobilo
, moobeel
, mobel
, taleefan
, yar
, weyn
, niicle
, qoslaye
, nicle
, cheap mobile
, raqiis
, Ifrikia
, Somalia
, Online
, In
, Shop
, IfrikiaOnlinesho
, IfrikiaOnline
, Online shop in Somalia
, pro
, apple
, sumsung series
, trending
, viral
, ugu danbeye
, danbeye
, ugu
, a21
, a3
, a01
, a12
, a02
, nokia
, f1
, pro
, 4
, duos
, a10s
,