Meenu
Saladaada

sumsung A21s

sumsung A21s
sumsung A21s
sumsung A21s
sumsung A21s
sumsung A21s
sumsung A21s
sumsung A21s

Wax yaabaha kale uu Sumsung A21 leeyahay waxaa ka midaa 5,000mAh batari iyo jaajar 15W ah iyo xarig USB Type-C ah. Waxuu ku yimaada sadax kalar oo kala ah baluug, madoow iyo cadaan, intaa waxaa u dheer in uu leeyahay kor subkan kamarad tayo saro leh iyo inuu ku siinayo sawiro aad u qurux badan. Hadii aan mug qaadkiisa ka hadalno waxaa uu leeyahay memory 64GB ah iyo RAM 4GB ah.

  • Shaashada: Shaashadiisa 6.5" (inches)
  • SIM: Dual Nano SIM
  • Memory-ga: 4GB RAM, 64GB ROM
  • CPU: Octa Core 4X2.0 GHz
  • Systemka uu ku shaqeyo: Android 10
  • Kamarada: Quad 48MP + 8MP + 2MP + 2MP
  • Kamarada: 13MP Selfie
  • Fingerprint : Haa
  • Bluetooth Haa
  • GPS : Haa
  • WLAN : Wi-Fi 802.11- a/b/g/n/ac dual band Wi-Fi Direct, hotspot
  • Batariga: mid aan la bixin karin oo Li-Po 5,000mAh battery ah
$170.00