Meenu
Saladaada

su tai electrick kettle

su tai electrick kettle
-14 %
su tai electrick kettle

Su Tai waxa ay leedahay teknolaji ku saacidaya in ay markiiba kululeyso biyaha, waxa ay markiiba kaa caawin kartaa in aad diyaariso shaaha, gaxwada ama coffee. Haka wal walin in in ay dab badan kaa isticmaasho aadna ay u kululaato, maxaa yeelay waxa ku xiran qalab markiiba ka jaraya dabka hadii halkii loogu tala galay ay gaarto. Waxa ay qaada 2.0L (labo liitar), mana ahan mid gacantaadaka sibiri raxaneysa qaabka ama habka ama nooca loo sameeyay awgii, waa mid aad isticmaalkeda ku raaxeysan doonto.

Shirkada: Su Tai

Kalarka: madow/gaduud

Waxee ka sameysan tahay: ABS+ dhalo

Baakada waxaa ku jiro: 1 kirli iyo warqada isticmaalka

$12.00
$14.00