Meenu
Saladaada

Listerine zero mouthwash

Listerine zero mouthwash
Listerine zero mouthwash

Cadayga waxa uu afkaaga gaaraya 25%, geermiska ku haray afka labadii saacba waa ay laba jibaar maan. LISTERINE Zero waxa ay la dagaalameysa geermiska keena huurada ayado sadax jibaar nadiifineysa afka.

Isticmaal labo mar maalintii, LISTERINE Zero waxa aad ka heleysa difaac 24-saac ee huurada iyo neef nadiifa oo kalsooni leh, dawadani waa mid la ansixiyay in ay;

- ka hor tagto ama hoos u dhigto huurada, waxa ugu weyn ee sababa cudurada ciridka

- la dagaalanto bacteria-da ilkaha kala dhex gasha.

- ku siiso neef sasho bilaa ur ah.

- san ku jirin wax Alcohol ah.

Sidee loo isticmaala:

Isticmaal labo mar maalintii, qaasatan subaxii iyo maqribkii marka aad cadeysato kadib. Ku shub 20 ml weel, ku luq luqo ilaa in mudo 30 sekin ah, kadibna iska tuf. Ilamaha yar ee u dhaxeeya 6 ilaa 12 sano jir u isticmaal 10 ml.

 

$7.00