Meenu
Saladaada

boya by-m3 microphone

boya by-m3 microphone
boya by-m3 microphone
boya by-m3 microphone
boya by-m3 microphone
boya by-m3 microphone
boya by-m3 microphone
boya by-m3 microphone

Boya BY-M3 waa digital USB nuucisu yahay Type C microphone, waxaa si qaasa loogu tala galay dadka wata Android mobiles iyo nuucyada kale ee qaabila Type-C connectors. Sida iPad Pro, Mac PCs.

waxa uu leeyahay 16 bit/48KHz resolution, waxa uuna aad ugu haboon yahay tabinta tiktok, Youtube, Facebook life, Instagram, social media, filin sameyn, ruwaayad dhigid, wareysiyada, pranks-ka, podcasts (idaacad online oo kale ah) vlogging, interviews, iyo wax yaabo kale oo badan.

Waxa uu si wanaagsan hoos ugu dhigaya qaylida aan larabin wax uuna si wanaagsan uuga cawinaya taleefanada in ay duuban cod heer sare ah. dheriir kiisa wa 6 mitir ama 19 fiit taas oo kaa caawineysa inaad sidaa doonto ugu isticmaasho meelaha qaar.

$14.00