Meenu
Saladaada

comfortable laptop desk

comfortable laptop desk
comfortable laptop desk
comfortable laptop desk
comfortable laptop desk
comfortable laptop desk
comfortable laptop desk
comfortable laptop desk
comfortable laptop desk
comfortable laptop desk
  • U isticmaal siyo kala duwan: Waa mid leysku laab laabi kar, loona isticmaali karo marxalado kala duwan. Waxaa loo isticmaali karaa 17" laptops iyo waxii ka yar, miis kaan waxa uu ku haboon yahay aqris, shaqo, ama inaad ku nasato sariirtada ama fadhigaaga. Waxaa kaloo u istmaali kartaa miis joog dheer ee xafiiskaaga, miis mac macaan hadaa dalxiis yar ku jirto, ama inaad ku kor cunto quraacdaada adigoo sariirtada jiifo subaxe ka jajaban tahay. Waa mid hab heer sare ah loo sameeye waana mid aad u fudud.
  • Isticmaal raaxo: Hadii aad laptop-kaaga ku isticmaaleyso miis korkiisa ama sariirtaada ama fadhigaaga korkiisa, kursi aad ku fadhiso ama aad taagan tahay laaptopkaaga gadaashiis, habkiisa dabacsan ayaa ka dhigaya mid aad ku raxeysato shaqada aad qabaneyso markaas, asaga oo markaas kor kuugu soo qadaya ilaa heerka indhahaaga. Intaa waxaa dheer 5-ta heer dherar uu leeyahay ee 9.4-12.6 inches u dhaxeysa iyo 4-ta heer xagale laga bilaabo 0-30o ayaa wax ay ku siinayan aragti cajiiba iyo awood qoris ama typing aad ku raaxeysato. Haka wal walin inaad ku kor dugoto computer-kaaga mar danbe.
  •  Sida loo isticmaalo: Waa mid isku wada rakiban, labo botan ee labada dhinac kaga yaalo ayaa kaa caawinaya bad badalka dherar/joog, dherarka lugaha ayaa lagu cabiri kara 5 hakad oo u dhaxeeya 9.4" - 12.6". Intaa waxaa dheer labada wareeg ee dhinacyada uga yaala ayaa lagu cabiri karaa heer xagal aad raabto markaa ayadoo 4 xagal u dhaxeysa 0-30o Waxa ay tana kaa caawineysa in ay ka hor tagto in uu mouse-ka kaa dhaco.


Cabirka dhinacyada: 52*30*0.9cm/ 60*33*0.9cm

Culeyska: 1.5/1.92kg

Muraaxad ma leeyahay: Maya

Meeqo kiilo ayuu qaadi kara: : 40 kg

 

$25.00