Meenu
Saladaada

Kaneeco dile korontada

Kaneeco dile korontada
Kaneeco dile korontada
-60 %
Kaneeco dile korontada
Kaneeco dile korontada
Kaneeco dile korontada
  • Miyay ku dhibeen kaneecada, duqsiyada ama cayayaanada duul duula?
  • Kaneeco ama cayayaan dilahan ayaa kaa caawinaya inaad kanadiifiso gurigaaga dhamaan cayayaanada duula.
  • Kaliya waxaad kuxariirinaysaa Jaajarka (sidoo kale labtopkaaga ama powerbankigaaga waad ku xariirin kartaa).
  • Waxay daarnaan kartaa 24saac oo dhan.

Hab Isticmaalka

  • Ku xariiri jaajarka, waxayna daari doontaa leer buluug ah iyo marwaxad yar.
  • Xir albaabka iyo dariishada.
  • Dami leerarka ama iftiinka guriga ku xiran.
  • Haday suuro gal tahay u dhig gambar ama shey yar si ay kor xoogaa ugu qaadanto.
  • U ogolow kaneeco dilaha inay daarnaato 24saac ama hadaarnaato waqti walba.
  • Haka walwalin makeento wax lacag koronto ah oo dab badan ma cunto.
  • Marnaba ha kala furin si'aysan ufakan cayayaanka ay qabatay.

Macluumaadka:

  • Hab Dabka: DC 5V
  • Dabka: 5W
  • Xariga dabka: USB
  • Culeyska:0.49 lb
  • Cabirka: 4.33*7.28 In
  • Midabka: Black
  • Isticmaalka: Guriga jiifka, Jikada, Sariirta, Xafiiska, Meelaha jimicsiga, Isbitaalada, Gawaarida IWM.
$6.00
$15.00