just one shappers
Waa garan dhexda lagu yareeyo, waxuu yareeya caloosha, murqaha caloosha iyo asago ka dhigaya xabadka mid siman. Garankan waxaa laga sameeye premium elastane waana compression shirt.
Cabirada la heli karo
S-M
xabadka: 30-32 inches & Dhexda: 28-30 inches
L-XL xabadka: 34-35 inches & Dhexda: 30-32
inches
XXL-XXXL xabadka: 36-40 inches &
Dhexda: 30-32 inches
$8.00