Meenu
Saladaada

Hyaluronic acid serum

Hyaluronic acid serum
-40 %
Hyaluronic acid serum

Hyaluronic waa maado laga helo maqaarka bini aadamka taaso ka hor tagta gabowga sida miinta, waji qalalka, jirko iska cadaada, finanka iyo dabaca maqaarka. Dawadan waa maado laga helo maqaarka bini aadamka, waxa ayna sare u qaadeysa awood jirkaaga uu kaga hortagi karo dhamaan intaan kor ku xusnay iyo kabadanba.

$6.00
$10.00