Hg xtreme kit gaming
Waxa uu leyahay badhamo aad moodo chocolate aadna u fududahay garaacistooda, waxa uu leeyahay membrane technology oo waa mid aan dhawaq sameyneen, Intaa waxaa u dheer in uu lahay quick access keys oo macnaheedu tahay badhamo kuuso dhaweynaya wax yabaha sida qaaska loo isticmaalo sida codka, file explorer, email, play, next, sleep mode iwm.
Waxa uu aad uu aad ugu haboon yahay gamerska kuwaan oo helaya headsets leh noise cancellation iyo ergonomic mouse
Wax yaabahu wato:
- 115 badhan (oo ya ku jirto n keys)
- Shorcuts
- badhamo: 10 multimedia shortcut keys
$28.00
Tags:
Hg xtreme kit gaming
, gamers kit
, keyboard
, keybad
, gamers keyboard
, gamers headset
, gamers mouse
, game mouse
, game keyboard
, game headset
, ergonomic keyboard
, ergonomic mouse
, keyboard
, mouse
, kit
, qalabka gameka
, qalabka gamerska
, gamers
, game
, cayaaraha
, qalabka cayaaraha
, keyboard for games
,