Meenu
Saladaada

Jikada & Cunnooyinka

Qase tayo saro leh, waxaad ku qasan kartaa cajiinka, ukunta iyo wax yaabo kale oo faro badan...
$14.00
Sonifer Waffle waxa ay kaa caawineysa in aad sameyo muufo wanaagsan oo adig iyo qoyskaaga aad macaansataan...
$30.00
Sovio waa makiinad tayadeedu sareyso, sakiimaheeda waa stainless steel oo micnaheedu yahay yahay sakiimo qalin ah. Waxee sidoo kale leedahay Safety switch (badhamada badbaado).Awooda dabka: 450WMug qaadka: 1.5liters Voltage:220-240V..
$20.00
Super Blender waxee leedahay matoor awoodiisu sareyso, afar heer oo kale xawaaro sareeyo ayaad ku shiidan kartaa. Mug qaadkeeduna waxee awood u leedahay in aad ku buuxiso 1.5 liters. Super Blender waxaa loogu tala galay in aad u isticmaasho siyaaboyin kala duwan, dab cunkeeduna ..
$21.00
 Xiongying waa makiinad loogu tala galay in loo isticmaalo siyaaboyin kala duwan sida in aad ku bur buriso barafka, qudaarta, digirta sida bajiyaha, hilibka iyo waliba in aad cabitaanka kushiidato. Xiongying waxaa lagu amaana in aay dhaqaaleyso korontada ayadoo isticmaaleyso 218W dab ah k..
$28.00
Qasaalad tayo saro leh misna awood u leh in ay si wanaagsan dharka wasaqda uuga goyso. Qasaladan waxee ku wanaagsan tahay in ay dhaqaaleyso isticmaalka dabka korontada. ..
$165.00
Tusaya 25 ilaa 30 kamida 31 (6 bog)