Meenu
Saladaada

Gemei gm 4835

Gemei gm 4835
Gemei gm 4835
Gemei gm 4835
Gemei gm 4835
Gemei gm 4835
Gemei gm 4835
Gemei gm 4835
Gemei gm 4835
Gemei gm 4835

 Gemei gm waa maqas kas oo ah  fooneye  oo kaa cawaaniya bixitaanka timaha iyo kalarkoodo si uu u noqdo mid soo jidasho leh.

Wuxuu tinta kaaga dhigaya mid aad u madaw oo soo jidasho leh oo hadane bis ah aad vu jilicsan.

Wuxuu leyahay ilaa sadex darajo kuwaas oo kala duduwan kuwaas oo aaa hadba tintaada inta ay tahay aad ugu shanlaysan karto, iyo labo heerkul { temperatures }.

Asaga ayaan is daminaya marka uu kululaado oo kuma gubayo.

Makala lahan timaha dhaadheer iyo kuwa gaagaabanbo labadabo wad kuwada fooneysan karta sifaacan ayuuna timaha kuugu kala bix bixinaya  asagoo jajabka kaa ba bi inaayo.

Awoodiisane waa 1000W.

$18.00