Meenu
Saladaada

gamepad

gamepad
gamepad
gamepad
gamepad
gamepad
gamepad
gamepad
gamepad
gamepad

Wax yaabaha ugu muhiimsan

Badhamo fudud ood cadowga markiiba xabada aad ugu furi karto

2 Fadhi aad ku raxeysato, gacantana aan kaa qaban.

PUBG Map kaama qarinaayo, shaashada kaama hor istaagayo.

Waxaad ku ciyaar kartaa, PUBG, Knives Out, Rules of Survival, Fortnite, Survivor Royale, Critical Ops, iwm.

Wax jaajar ah looma baahna.

Faah faahin dheeriya

Waxa laga sameye: ABS Plastic

Kalarka: Madow

Triggers Gross Weight:102g/0.22lb

Cabirka badhanka 5in*2.31in*1.71

Kartonka waxaa ku jiro:

1 xabo oo PUBG triggers (L+R)

1 Gacanta gameka

$6.00