Fasmc waa kareem kaa yareenaayo culeyska.
Wuxuuna ka qayb qata ama uu kaa cawiya jirka isku dheeli tirka dhiiga .
Wuxuu kalo ka qayb qata kareemkan maqarka jirka inuu noqdo mid aad u qurux badan oo soo jiidasho leh.
Wuxuu jirkane ka dhigaa mid siman oo aad u dhisan.
ISTIC MAALKA KAREMKA
1. U isticmaal jirka qaybaha kore oo kaliya.
2. Isticmaal kareemka marka aad soo qobeysato kadib ha isticmalin adoo soo qobeysan fadlan.
3. Sifacaacan u mari meelaha aad rabtid inaa ka jartid ama aa ka yareysid hilibka sida caloosha.
4. Waxaa dareemi doonta kuleel marka istic mashid kadib fadlan u samir wuxu jaraya ama yarenaya hilibka.
5. Marso malintii iyo habeenkiiba.
6. Marka marsatid kadib horey uga falxalo biyo qaboow inta usan ku qalalin gacmahaga karemka.