Meenu
Saladaada

extra wide detox wrap

extra wide detox wrap
extra wide detox wrap
extra wide detox wrap
extra wide detox wrap
extra wide detox wrap
extra wide detox wrap
extra wide detox wrap

Waa suun loogu tala galay in uu hoos u dhigo cayilka, waxaa sidoo kale aad u isticmaali kartaa inaad caloosha ku celiso si aad ugu ekaato qof dhex yar. Laastiga ku jiro ayaa ah sidii massage dabacsan. Nashqadiisa design ayaa mid aan laga dareemeynin inaad xiran tahay iyo in kale. Waxaad xiran kartaa xiliyada xafladaha iyo marka aad seexaneyso habeenki.

  • Waxaad xirnaan kartaa malinti oo dhan
  • maahan mid ku qabanya
  • Gacanta oo kaliya ku dhaq
$7.00