Meenu
Saladaada

Extra fresh daily mouthwash

Extra fresh daily mouthwash
Extra fresh daily mouthwash

Extra Fresh Daily Mouthwash waxaa ku jiro antibacterial dawo ah oo caafimaad ahaan lagu kalsoon yahay, waxa ay joojineysa kobaca huurada iyo bacteriyada cadayga caadiga la dagaalami karin. Waxa ay ka dhigeysa afka mid neef wanaagsn ayadoo urka dileysa, flouride ka ku jiro ayaa waxuu afka ka dilaya suuska, bacteriyada, huurada iyo geermiska.

 

Sidee loo isticmaala:

Isticmaal labo mar maalinti marka aad cadeysato kadib.

Ku luq luq afka ilaa 30 sekin kadibna iska tuf.

Sida wanaagsan isticmaal marka aad cadeysato kadib.

 

Ka digtoonow:

Inaad laqdo

Inaad ilmo 6 sano ka yar aad siiso.

 

Waxaa ku jiro:

Aqua, Alcohol, Hydrogenated Starch Hydrolysate, Sodium Lauroyl Sarcosinate, PEG-40 Hydrogenated Castor Oil, Aroma, Cetylpyridinium Chloride, Sodium Citrate, Sodium Fluoride, Sodium Saccharine, Citric Acid, Limonene

$7.00