Meenu
Saladaada

Derma roller

Derma roller
Derma roller
Derma roller
Derma roller
Derma roller

SkinPep® Titanium 540 Micro Needle Derma Roller waxaa loo isticmaala in lagu daweeyo miinta, baraha jirka kasoo baxa iyo jar jarka maqaarka. Waxaa isticmaali karo qofkasto maqaarka jirkiisu haba ahaade nuucu doono.

Cirbadaha aadka u yar ayaa waxa ay saacidaayah in jirkaagu soo daayo collagen iyo elastin kuwaaso qor u qaadayo dhalaalka maqaarka jirkaaga.

Sida Loo Isticmaalo:

Dawo jeermiska disho ku dhaq ama dhex geli biyo kulul mudo 2 ilaa 3 daqiiqo ah kadibna qalaji inta aadan isticmaalin markasta. Nadiifi wajigaaga, qoortaada si tartiiba gacanta ugu garaac meesha marin rabto. Waxaa wanaagsan inaa sidan sameyo habeenki inta badan. Maqaarka kala jiid si tartiibana u mari ilaa toban mar qeyb walbo markaa.

$9.00