Chromecast
- Dhamaan filimada, shoowyada, live tv, youtube iyo waliba sawirada adigoo ku daawnaya TV-gaaga adigoo isticmaalaya agabka kuu yaalo guriga.
- Ka daawo waxii taleefankaaga ku jiro TV-ga sifudud; gali Chromecast godka HDMI ee dhaladaada adigoo markaaba awood u yeelanaya in aad ka daawato filimada, musasalada talleefankaaga ku jiro dhaladaada.
- Waxaa uu la shaqeynaaya appska sida live ka ah wax looga daawado ee aad taqaan, sida Netflix, Youtube tv, prime video, HBO and Disney plus.
- Isticmaal codkaaga ku amar in uu soo bandhigo waxii taleefankaga kujiro. Kaliya kasoo amar app ay isqaatan adigoon gacantaada ula tagin.
- Hormari TV-gaaga adigoo lacag badan ka bixin mid cusub. Chromecast waa mid aad u raaqis ah adigoo hal xabo u iibinaya TV-kasta ee guriga yaalo, waxaa u la shaqeyn karaa Android 4.2 iyo waxii ka weyn, iOS 9.1 iyo waxii ka weyn, mac os x 10.9 iyo waxii ka weyn, windows 7 iyo waxii ka weyn. Chromecast waxuu kaloo lasheyqn karaa appska awood 5v, 1 power supply.
$25.00
Tags:
chromecast
, tv
, television
, hotspot
, bluetooth
, xariiriye
, xariirin
, xariir
, Tv isku xire
, tv connector
, google products
, google product
, remote access
, mobile access
, isticmaal tv
, dhalo
, xariirin mobeel iyo dhalo
, xariirin mobil iyo tv
, mobil