Meenu
Saladaada

Carfiso/air diffuser ultrasonic kjr036

Carfiso/air diffuser ultrasonic kjr036
Carfiso/air diffuser ultrasonic kjr036
Carfiso/air diffuser ultrasonic kjr036
Carfiso/air diffuser ultrasonic kjr036
Carfiso/air diffuser ultrasonic kjr036
Carfiso/air diffuser ultrasonic kjr036
Carfiso/air diffuser ultrasonic kjr036

Meelaha loo isticmaalo:

Qaabka ubax qaad uu usameysan  yahay iyo alwaaxa uu u egyahay ayaa ka dhigay mid qurux badan oo isteel ah, ku shub wax yar oo carfisa si aad qolka uuga dhigto mid aad u caraf badan, waxuu qolka ka dhigaya mid aad u caraf badan asagoo hadane qurxinaya halkuu yaal.

Salonska/bukiyeeriyada, qolka jiifka, fadhiga, qolalka shirarka, xafiisyada, meelaha soo dhaweynta, darjiimada, musqulaha, qolka ilmaha, isbitaalda iyo meelo kaloo badan

Waxuu uu kuu soo saaray caraf aad u badan, asagoo kalaro kala duwan kuu sameynaya hadane si aad ugu raaxeysato, waxa uu ku haboon yahay qolaalka yar iyo kuwa waaweynba.

Xog dheriya

  • Dabka: 3W
  • Voltage: DC 5V
  • Mug qaadka: 130ml
  • Cabirka: 95x95x150mm
  • Culeyska: 130g
$10.00