Meenu
Saladaada

Boya By-m1dm

Boya By-m1dm
Boya By-m1dm
Boya By-m1dm
Boya By-m1dm
Boya By-m1dm
Boya By-m1dm
Boya By-m1dm
Boya By-m1dm
Boya By-m1dm

BOYA BY-M1DM waa dual Lavalier Universal Microphone, oo leh isku xire 1/8", waxaa loo isticmaali karaa smartphones, DSLR cameras, comcorders, audio recorders, PC iyo wax yaabaha kale ee codka lagu duubo.

Waxa uu ka kooban yahay labo microphone iyo xarig 4 mitir ah ama 13' (inches), waxa uuna aad ugu haboon yahay wareysiyada, bandhigyada, podcasts, webcasts, qabashada tartamada, iyo wax yaabo kale oo faro badan.

- Waxa yaabaha loo isticmaali karo

Waxaa loo isticmaali karaa smartphones. cameras, comcorders, audio recorders, tablets, iyo agab yada kale oo codka lagu duubo.
 

- Waxaa si qaasa loogu tala galay duubida wareysiyada

Dual omnidirectional lavalier microphones waxa ay awood u leeyihiin in mar kaliya labo cod isla duubaan sida wareysiga ama jilida ruwaayadaha.
 

 Transducer:   Electret Condenser
 Polar pattern:   Omni-directional
 Frequency Range:   65Hz ~ 18KHz
 Signal / Noise:   74dB SPL
 Sensitivity:   -30dB +/- 3dB / 0dB=1V/Pa, 1kHz
 Output Impedance:  1000 Ohm or less
 Connector:   3.5mm (1/8”) 4-pole gold plug
 Power requirement:   LR44 (included)
Dherirka fiilada:   4m(13ft)
Culeyska guud:   68g(2.4 oz)
$42.00