-16 %
Bontel Q1000 - 2.4 inch, selfie camera ultra slim
Bontel Q1000 waa taleefan cajiiba, waxaa loogu tala galay dadka daneynaya mobil awood leh, qurux badan hadana haqab tiri kara baahidooda. Bontel waxaad ku isticmaali kartaa internet, social media programs iyo waxii la mida.
Shaashadiisa: 2.4 inch
Battery qaadkisu waa: 1300mAh, 60 maalomood ayuu joogi karaa dabla'aan
Camerada: Horay iyo gadaal ayu ku leeyahay.
$21.00
$25.00