Meenu
Saladaada

Beard Growth Balay

Beard Growth Balay
Beard Growth Balay
Beard Growth Balay
Beard Growth Balay
Beard Growth Balay
Beard Growth Balay
Beard Growth Balay

Saliida Balay Beard Growth waxaa ku jiro nuucyo dawo dhireed oo kala duwan. Waxayna tinta kaaga dhigeysa mid jilicsan oo anan lahayn wax jar jar ama googo ah. Waxey sidoo kale tintane ka dhigeysa mid aad u madow oo qurux badan. 100% waa natural aad ayayna ugu fiicantahay timaha iyo madaxaba.

 

 Meelaha loo isticmaali karo: Garka, timaha xabadka, kilkilaha, cowrada, iyo meelaha kale ee tin in ay kasoo baxdo looga baahan yahay.

Sida loo isticmaalo: Ku daliig 2 mar maalintii adigoo ku dadaalaya in aadan kal goyn isticmaalkeda.

Ka digtoonow: U istcmaal jirka kore oo kaliya, haku shubin nabar, meel furan, cirbad ahaan iwm.

$10.00