Meenu
Saladaada

Baby carrier small size / cunug xanbaar

Baby carrier small size / cunug xanbaar
Baby carrier small size / cunug xanbaar
Baby carrier small size / cunug xanbaar
-17 %
Baby carrier small size / cunug xanbaar
Baby carrier small size / cunug xanbaar
Baby carrier small size / cunug xanbaar
Baby carrier small size / cunug xanbaar

Waa xanbaar yar oo aad ku qaadi karto ama loogu tala galay caruurta yar yar ee u dhexeysa dadoodu 3 bilood ilaa hal sano.

Xanbaarka waxaa loogu tala galay hooyinka inay ku qataan si aysan uga dayacmin ilmohooda yar marka ay hawsha cida ku mashquul santahay sida cunta karinta iyo dhar dhaqaalka iyo hawlaha kale ee guriga .

Xanbaarka waxaa uu u sameysan yahay hab casri ah oo loogu tala galay in ay ilmaha yaryar ku qaadato hooyada, aydoo ka walwaleynin inay kaa dhacaan ama qoorta ay dhinac u dhacado, wayo maha habka uu u samaysan yahay mid ay qoorta dhinac u  dhacayso mana ku dareemayo cunuga yar wax cariiri ah ama kuleel ku keenay.

Wuxuuna leeyahay noocyo badan iyo da' kasto oo aad uuga baahan tahay hadba ilmahaaga inta uu jiro mid ah ayaa heleysa. Culeyska guud ee ilmaha loogu talagalay waa ilaa 12kg (kiloo garaam).

Noccyada aad ka heli karto xanbaarka waa orengi, buluug, guduud (casaan),  madaw

$15.00
$18.00