Meenu
Saladaada

Arctic air ultra (Mukeyf yar)

Arctic air ultra (Mukeyf yar)
Arctic air ultra (Mukeyf yar)
-20 %
Arctic air ultra (Mukeyf yar)
Arctic air ultra (Mukeyf yar)
Arctic air ultra (Mukeyf yar)

Arctic air ultra waxa uu qaboojinaya hawada asagoona nadiifinaya hawada ku geedan shaqsi! Sirta waxee ku jirta awooda teknoloji ee hydro-chill, taaso oo hawada ka dhigeysa mid qaboow, ku buuxi biyo qeybta sare kadib riix badhanka kuna raaxeyso neecawda qabow ee hawa fresh ah.

Mukeyfta Arctic waxa uu shaqeyn karaa ilaa 10 saacadood halki mar ee labuuxiyo asagoo laba jibaar awood qaboow kaaga dhigaya saacadaahaga kuwo raaxo leh! Habka cusub ee nadiifinta hawada waxaa laga sameye "sponge" oo xuub dabool leh, muraaxadaha Arctic air Ultra waa sadaxley aad u hagi karto sidaa doonto, waxa ay kaa caawinayaan in aad maamusho sida heer dhexe, hoose ama sare.

Muraaxadahiisa shanqarta yar iyo leerkiisa daciifka ayaa ka dhigaya hurdada mid aad u macaa! mukeyfku waa mid dhaqaaleya korontada, mar danbe haka wal walin qarashka badan ee lacagta koronto. Intaa waxa ugu wanaagsan Arcti air Ultra waa mid aad u qafiif oo aad qaad qaadan karto, u qaado halka aad doonto, ku raaxeyso neecaw qaboow qolkaaga jiifka, fadhiga, cuntada, jikada, iwm

$20.00
$25.00