Waxaad ku qaban karta shaqo badan, waa ay fududahay in aad
nadiifiso, waxaa ku jirto sakiin aad u af badan oo aad ku jari karto nuuc kasto
tima.Awooda dab: 110-240V
Dabka: 10-12W..
Disaar hair care shampoo waa shaambo ka hortagto daadashada timaha, waxa ay
awood u leedahay inay soo celiso bilicda timaha iyo koriinkooda. Hadii aad ka
baqeyso in ay tinta kasi dhamaaneyso Disaar ayaa garabkaaga ahe haka wal walin...